M
DegsoSoo saaristaTilmaamahaHabka XisaabtaForum in Somali is Forum.Cloud Edition

Barnamijka Bilaashka Ah Ee Xisaabtirinta

Manager.io waa barnamijka bilaashka ah ee xisaabtirinta ee Windows, Mac iyo Linux.

Shirkadda Demo
Soo Koobid
Bayaanka Booska Maaliyadeed
Hanti
60,261
Deyn Kaa Maqan
35,565
Lacag & kuwo la mid ah lacagta
14,565
alaabada La Hayo
5,675
Hantidhawrka joogtada ah, ku qiimaynta
4,456
Deymaha
28,130
Deyn Lagugu Leeyahay
24,565
Canshuur la bixi karo
3,565
Bayaanka Faa’iidada Iyo Khasaaraha
Dakhliga
21,130
Iibinta
20,565
Dulsaar La Helay
565
Kharashaad
23,513
Kharash Xisaabeed
5,656
Xayaysiin & Fidin
8,945
Qalab kombuyuutar
3,254
Dayactirka & Hagaajinta
5,658
Xisaabaadka Buuxa ee Astaamaha
Kani waa barnaamijka xisaabinta bilaashka ah ee ugu dhammaystiran. Waxa uu leeyahay dhammaan astaamaha aad ka filan karto barnaamijka xisaabinta iyo waxaanu ka shaqaynaynaa ku darida kuwo kale oo dheeraad ah.
Bilaash Waligeed
Waxaad isticmaali kartaa barnaamijka inta aad doonto, isticmaal dhammaan shaqooyinka oo geli xogta aad u baahan tahay. Malahan xad waqtiyeed, malahan xad isticmaaleed, mana laha xayeysiisyo.
Kashaqee Oflayn
Dhammaan shaqadaada waxaa lagu qaban karaa si aan khadka loo hayn adoo adeegsanaya kombiyuutarkaaga miiska ama laptop-ka taasoo micnaheedu yahay inaadan lumin helitaanka xogtaada ama barnaamijka haddii internetkaagu shaqeyn waayo ama aanu heli karin.
Madal-Isweydaarsi
Waxaa laga heli karaa soo dejintiisa Windows, Mac OS X iyo Linux. Qaabka xogta databaasuhu waa mid caalami ah oo isku mid ah dhammaan nidaamyada hawlgalka taasoo la micno ah in feylka xisaabaadka ee laga abuuray Windows si fudud loogu wareejin karo Mac OS X ama Linux haddii loo baahdo.